Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharci khuseeya Ciidanka Xoogga dalka (Sawirro)

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ansixiyay Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. Kulankii 31aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayada oo uu Ajanda Kulanka: 1)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Istaatistikada Qaranka. 2)Akhrinta 3aad ee Hindise-sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. Kulanka … Continue reading Golaha Aqalka Sare oo ansixiyey sharci khuseeya Ciidanka Xoogga dalka (Sawirro)